Daawo Muqaalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ka Qeyb Galay Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Marxuum Jaamac Nuur Warfaa Oo Kamid Ahaa Odayaashii Qeybta Weyn Kasoo Qaatay Dhismaha Qaranka Somaliland
September 13, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Maanta ka qayb-galay aaska marxuum Jaamac Nuur Xasan Warfaa oo kamid ahaa waxgaradkii waqtiga badan geliyey sidii ay Somaliland u horumari lahayd.

