Cabdi Maxamuud Cumar Oo Maxkamad La Hor Keenay Maanta , Kana Hadley In Xabsiga Lagu Jidh Dilo + Muuqaal
September 14, 2018 - Written by Berbera Today
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Cabdi Maxamuud Cumar Oo Maxkamad La Hor Keenay Maanta , Kana Hadley In Xabsiga Lagu Jidh Dilo
maamulka Somalida Itoobiya Md CabdiMaxamuud Cumar iyo saddex xubnood oo la socdey ayaa saaka waxaa la hor keenaymaxkamad ku taalada magaalada Addis Ababa .
Xeer ilaalinta oo hore u codsatey in la siiyo 14 cisho ayaa maanta mar labaad-na codsatey in la siiyo 14 cisho oo kale si ay u soo dhameystiraan gal dacwadoodkooda , taas oo ay maxkamadu ka ogolaatey