Daawo Muuqalka”Masuuliyiinta Ciidamada Booliska Somaliland Oo Dacwad Ka Gudbiyey Wargeys Hargeysa Ka Soo Baxa
September 15, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Taliska ciidanka Booliska Somaliland oo maanta warbaahinta la Hadley ayaa waxaa ay shaaciyeen in xeer ilaalinta u gudbiyeen dacwad ka dhan Ah Wargeyska Foore oo ay sheegen in uu ka qoray warar aan jirin oo been abuur ah sida ay hadalka u dhigeen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/EFuGYhTTBIw
Berberatoday.com