Waa Noocma Hubka Uu Sucuudigu Ka Iibsanaayo Dalka Spain ? + Akhriso
September 15, 2018 - Written by Berbera Today
Riyaad(Berberatoday.com)-Dowlada Sacuudiga ayaa Hub nooca casriga ah ka iibsaneysa dowlada Spain, kadib heshiis Hub iibsi oo dhexmaray labada dal.

Hubka ay dowlada Sacuudiga ka iibsaneyso Spain ayaa lagu sheegay gaadiid ay ku xiran yihiin gantaalada Casriga ah kuwaa oo gaaraya 400.
Sacuudiga ayaa sheegay in Hubkaasi uu ka duwan yahay noocyada ay horay u isticmaali jirtay, waxaana lagu wadaa in Spain ay kala soo wareegto todobaadkan.