Akhriso: Natiijada Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Guud Ahaan Somaliland, Ardayda Ugu Sarreysay Iyo Sida Gobolladu U Kala Horreyaan
September 16, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(berberatoday.com)-Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland, ayaa Shalay ku dhawaaqay Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo dhexe ee Sannad-dugsiyeedkii 2017-2018.
Akhristayaal wuxuu Wargeyska Himilo halkan idiinku soo gudbinaynaa Magacyada Ardayda ugu ardayda ugu sarraysey Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasallada 8-aad ee Dugsiga dhexe iyo Fasallada 4-aad ee Dugsiyada Sare ee Dalka oo dhan.
