Daawo Muuqalka Wareysi Dhamaystiran”Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Oo Ka Hadlaya Xaalada Guud Ee Dalka,Dhaqaalaha Iyo Hantida Qaranka Ee Gacanta Dawlada Lagu Soo Celiyay
September 16, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng, Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo lala yeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ku saabsan xaalada guud ee dalku ku sugan yahay, Wareejinta Haamaha shidaalka Berbera, Diwaan Gelinta Hantida Dawlada iyo hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi.