Daawo Muuqalka”Dalka Filibiin Oo Ay Ku Dhufteen Dabaylo Iyo Dufaan Is Wataa
September 16, 2018 - Written by Berbera Today
Filibiin(Berberatoday.com)-Waxa dalka Filibiin ku dhuftay dabaylo iyo dufaano is wata, kuwaas oo waxyeelo u geystay qaybo kamid ah dalkaasi, waxaana xidhmay wadooyin badan oo Halbowle ah.
Dhir ayaa kusoo dhacday goobahaasi wadooyinka ah , iyadda oo jartay, waxa kale oo waxyeelo soo gaadhey dhismeyaal kala duwan, iyada oo ay jiraan dad ku waxyeeloobayna.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/r5yv1mOFuG4
Berberatoday.com