berberatoday.com
Qaramada Midoobey Oo Digniin U Dirtey Dalka Israel Iyo Nooca Digniintu Tahay
September 17, 2018 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Ergeyga Qaramadda Midoobay uqaabilsan nabadeynta Bariga Dhexe Nickolay Mladenov ayaa uga digay Israa’iil in ay burburiso tuula ay Falastiiniyiintu leeyihiin oo ku taal dhulka ay Yhuudda haysata ee daanta Galbeed.

Image result for Nickolay Mladenov

Ergeyga Qaramada Midoobay ee nabadeynta Bariga Dhexe Mr Mladenov ayaa ugu baaqay Israa’iiliyiinta inay ka fiirsadaan burburinta deegaakaaso la degan yahay, isaga oo sheegay in burburinta tuulada Bedouin ee Khan al-ahmar ay jabin doonto sharciga caalamiga.

 

 

Waxa uuna Mr Mladenov intaasi ku daray in dadka halkaasi degan oo xoog lagu raro ay wax u dhibi karto dedaalada ugu dambeynta lagu doonayo in halkaasi looga dhiso dowlad Falastiiniyiintu leeyihiin.

Saraakiisha Israa’iil ayaa sheegay in tuulada la dhistay ogolaansho la’aan, lana diyaariyay in dadka degan halkaso loo raro goobo kale oo ka wanaagsan kana amaan badan.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews