berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Dibadbaxyo Xoogan Oo Ka Dhacay Addis Ababa, Kaddib Markii La Dilay 23 Qof
September 18, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Dibadbaxyo xooggan ayaa ka dhacay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waxaana la xidhay goobaha ganacsiga kaddib markii dad cadhaysan ay dhigeen dibadbaxyo ay kaga soo horjeedaan dilka 23 qof kaddib markii dhawaan ay rabshado ka dhaceen duleedka magaalada Addis Ababa.

Dibadbaxyaasha ayaa dowladda Itoobiya ka codsanayay inay ilaaliso ammaanka shacabka gaar ahaan qowmiyadaha laga tirada badanyahay kuwaaso sheegay in la bartilmaameedsaday.

Kumannaan shacab ah ayaa hoy ka dhigtay Iskuulo ku yaalla dalkaasi kaddib markii dhawaan ay rabshado hadheeyeen degmada Burayu oo dhacdo waqooyi galbeed magaalada Addis Ababa.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews