Xukuumadda Oo Boqorka Sucuudiga Ku Bogaadisay Xalinta Khilaafka Gobalka
September 18, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa xaqiijisay in Madaxweyne Biixi uu martiqaad rasmi ah u diray khubaro iyo diblomaasiyiin shisheeye oo wakhtiyadii ay Marxuum Cigaal iyo Madaxweyen Rayaale talada hayeen u doodi jiray Somaliland.
