“Tabashada Beeshaydu Qabto Waa Wax Jira Waana Wax Xaqiiqo Ah ” Siyaasi Cabdillahi Geel Jire”Daawo Muuqal
September 19, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdilaahi Geeljire oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu sheegay in Tabashada ay xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ka qabto biisha uu ka soo jeedo ee Garxaajis ay tahay tabasho run ah .
Sidaasi waxuu ku sheegay Wareysi xasaasi ah oo uu siiyey telifishanka Universal oo hor dhiciisii la soo daayey
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/0AIidtQIZSY
Berberatoday.com