Golaha Wasiirada Puntland Oo Maanta Markii Ugu Horeysay Shirkoodii Khamiis Laha Ahaa Ku Yeeshay Magaalada Badhan Ee Gobalka Sanaag .
September 20, 2018 - Written by Berbera Today
Badhan(Berberatoday.com)-Golaha Wasirrada Puntland ayaa maanta markii ugu horraysay shirkoodii khamiis la’ ahaa ku yeeshay magaalada Badhan ee Gobolka Sanaag Bari.
shirka oo uu shirguddoominayo madaxweyne Gaas, ayaa la filayaa in goor dhaw laga soo saaro war murtiyeed.
Somaliland ayaa maalintii shalay canbaaraysay socdaalka madaxweynaha Puntland ee Badhan oo ay ku tilmaantay xad-gudub.