berberatoday.com
Fariin Caafimaad”Cuntooyinka Fudud Oo La Ogaaday Inay La Dagaalamaan Cimri Dhererka !
September 21, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Marar badan ayaa waxay Dhakhaatiirtu kula taliyaan dadka buurbuuran ee had iyo jeer ka cawda buurnida xad dhaafka ah, iyagoo cuna cuntooyinka fudud si uu miisaankoodu hoos ugu dhaco.

64517f16-ff81-4583-904d-768cca1a5dd4_16x9_1200x676Deraasad soo baxday dhawaan oo lagu baahiyey Wargeyska Daily Mail oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay ayaa waxay khubaro ka tirsan Machadka Waddaniga ah ee la dagaalanka gabawga ee Dalka Maraykanka ku xaqiijiyeen in ku noq-noqshada badan ee cuntadu ay dhibaato caafimaad ku keento qofka isla markaana dadka caadaysta cunista  cuntooyinka fudud waxay kula taliyeen inay arrintaasi ka feejignaadaan maadaama oo maalintii ay u baahnaayeen inay 5 jeer wax ka badan ay ku noqdaan cuntada.

Arrinta xusida muddan ayaa waxay tahay in khubaradaasi ay cadeeyeen in soonka cuntada laga soomaa uu faa’iidooyin caafimaad u leeyahay dadka, arrintaasi oo ah mid dadka Muslimiinta ahi ku soo dhaqmayeen tan iyo Maalintii uu ALLE abuuray ee uu ku amray in aan soono.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews