berberatoday.com
Madaxweynihii Dalka Vietnam Oo Geeriyooday Iyo Inta Da’diisu Aheyd
September 21, 2018 - Written by Berbera Today

Saigon(Berberatoday.com)-Madaxweynihii dalka Vietnam Tran Dai Quang ayaa maanta geeriyooday isaga oo ay da’diisu aheyd 91 sano, kadib xanuun uu muddo la jiifay.

Tran Dai Quang

Wakaalada rasmiga ah ee dalka Vietnam, ayaa maanta shaacisay in Quang uu ku dhintay isbitaal milatari oo ku yaalla magaalada Hanoi.

 

 

Marki ugu danbeysay oo Quang meel fagaara ah lagu arko ayaa waxa ay aheyd Arbacadi hore, xilligaas oo ay saraakiisha xisbiga shuuciga ah ee talada haya ay soo dhaweynayeen wafdi ka socda dowladda Shiinaha.

Madaxweyne Tran Dai Quang wuxuu sannadki hore dalka Vietnam ku marti-geliyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo booqasho rasmi ah ku tagay.

Quang ayaa inta uusan noqon madaxweynaha dalka Vietnam sannadki 2016-kii, wuxuu mar dalka kasoo noqday Wasiirka Amniga Gudaha.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews