Daawo Muuqalka”Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inuu Salaad Shugri Tukaday Markii Uu Xisbigiisa Ramaax Cali Hayste Ku Biiray Xil Deg Deg Ahna Umagacaabay”Salaad Shukri Baan Tukadey Markii Nagu Soo Biiray Ramaax”
September 22, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sheegay in si kal iyo laab ah uu xisbiga UCID ugu soo dhaweynaayo SIyaasi Ramaax isla markaana markii uu xisbigaas Ku Soo Biiray Uu Salaad Shukri Tukadey .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/SQST3rFMYek?t=64
Berberatoday.com