Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Oo La Sheegay Inuu Xil Umagacaabay Ramaax Cali Hayste Oo Shalay Xisbigaas Ku Biiray
September 22, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu maanta u magacaabey xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga UCID Siyaasi Maxamud Cali Hayste Ramaax oo maalintii shalay aheyd iska casilay Xisbiga Kulmiye kuna biiray xisbiga UCID
Sources Ilaynews.com