Xabsiga Jeel Ogaadeen Oo Maanta Si Rasmiya Loogu Xidhay
September 22, 2018 - Written by Berbera Today
Jig Jiga(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhaya ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in maanta la xidhay xabsiga jeel ogaadeen oo ahaa jeel tacadiyo badan loogu geysan jiray dadka mudaddii uu maamulka dawlad deegaankaasi hayay Cabdi Maxamuud Cumar.
