Nin Dhibaato Uu Kala Kulmay Calanka Somaliland Oo Uu La Dhex Maray Badhan Isu Deldelay Iyo Maydkiisa Oo Xabsiga Laga Dhex Helay
September 23, 2018 - Written by Berbera Today
Badhan(Berberatoday.com)-Allaah Haw U Naxariistee Marxuum Maxamuud Ladiif Cismaan ayaa ku geeriyooday Xabsi ku yaala Magaaladda Badhan oo ay ku xidheen ciidamo taabacsan Puntland, ka dib markii uu faras Magaalaha la dhex maray Calanka Somaliland.