berberatoday.com
Booliska Putland Oo Qirtay Inay Wariye Ku Jidh Dileen Gaalkacayo Nabarana Ugeysteen
September 24, 2018 - Written by Berbera Today

Galkacyo(Berberatoday.com)-Maxamad Cali Siyaad waxaa Jidhdil u geeystay askari ka tirsan ciidanka booliska Puntland ee gobolka Mudug, waxa uu sheegay maxamed in markii jidhdilka loo geeysanayay uu doonayay in uu waereysi ka qaado Maxamad Cali Cawaale oo ah taliye ku xigeenka qeybta booliska.

BBC-da oo la hadashay Maxamed ayuu u sheegay in nabarka madaxa kaga yaal iyo jugta kale ee qarsoon ay u gaysteen booliska waxa uuna intaasi ku daray in askariga gacan qaadka u geystay aanu xidhnayn darayska booliska oo u xidhnaa dhar caadi ah.

Dhanka kale BBC-da oo la hadashay taliye ku xigeenka ayaa weeydiisay waxa ka jira eedda loo soo jeedinayo booliska, waxa uuna sheegay in ay jirto eedeeyntaasi oo waxa uu yidhi nabarka askariga ayuu ka dhacay balse waxaa la’ii xaqiijiyay in gacanta uu ku horeeyay weriyuhu laakinse ciidanka aan loo ogolayn in marnaba ay ku xad gudbaan dadka riyidka ah.

Waxa sidoo kale taliye ku xigeenka sheegay in la xidhay askarigii xad gudubka geeystay lana baadhayo dhacdada iyo sidii ay u dhacday.

Wariye Maxamad Cali Siyaad ayaa hadda caafimaadkiisu wanaagsan yahay mana jirto wax war ah oo ka soo baxay oo ka madaxbanaan labada dhinac oo aan helnay.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews