Daawo Muuqalka”Hor-dhaca Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya Oo Lala Yeeshay Ex, Gudoomiye Ramaax Cali Hayste”Waan Ka Istaqfuralaysanayaa Intaan Kulmiye Ku Jiray”
September 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxamuud Cali Saleebaan “Ramaax” oo xilal badhasaabnimo ka soo qabtay xukuumadihii kala danbeeyay ee Kulmiye oo lala yeeshay waraysi hor-dhac ah oo xaasaasiya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ka mid yihiin sababihii uu uga baxay xisbiga Kulmiye ee uu ugu biiray xisbiga Ucid iyo arrimo kale oo mihiima.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Barnaamijkan