Deraasaddo Cusub Oo Lagu Xaqiijiyey In Isbiriinku Aanu Daweyn Cudurada Wadnaha !
September 24, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Saddex deraasadood oo cusub oo dhawaan la soo saaray ayaa lagu cadeeyay in Kiniin Isbiriinka loo yaqaano aanu waxba ka tirin cudurada Wadnaha soo waajaha sida lagu baahiyey wakaalada Wararka ee Al-arabia oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay.
Haddaba, deraasadahan oo ay ka hawlgaleen khubaro aad u xeel dheeri waxay u dhignaayeen sidan:-