berberatoday.com
Halkan Ka Akhriso Mid Ka Mid Shilalka Baabuurta Ee Ugu La Yaabka Badan Dunida
September 25, 2018 - Written by Berbera Today

Nablus(Berberatoday.com)-Shilal kala duwan oo Gaadiidka ah oo sababa dhimashada iyo dhaawaca iyo burburka hantida ayaa had iyo jeer ka dhac guud ahaan dunida, waxaana jira shilal aan haba yaraatee la sawiran karin siday u dhaceen iyo baaxada khasaaraha ka dhashay.

3d51254a-14be-4ff5-9b1b-7ce0b74009bdGaadhi Nooca Xamuulka qaada ah ayaa waxa uu galay Mid ka mid ah Daaqadaha Aqal ku yaalla Magaalada Nablus ee Dalka Falastiin, aqalkaasi ayaa ah mid dhismihiisu uu socdo.

Shilkaasi ayaa waxa ku geeriyooday laba qof oo u dhashay Dalkaasi Falastiin oo saarnaa Gadhigaasi isla markaana mid ka mid ah labadaasi qof uu ahaa wadihii baabuurkaasi, ciidammada Nabadgelyada waddooyinka ee Dalkaasi ayaa waxay sheegeen in shilkaasi uu ka dhashay Waddo buur ku taalla sababtuna ay tahay in baabuurkaasi uu ka soo siibtay Waddadii uu socday.

Ma jirto wax faahfaahin ah oo intaasi dheer oo ay ciidammadaasi ka bixiyeen sidii uu shilkaasi u dhacay, balse Sawirka  Inoo muuqda ayaa ka turjumaya sida aadka u layaabka badan ee shilkaasi uu u dhacay

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews