Shirkada Turkiga Ee Maamuusha Dekada Muqdisho Oo Shaacisay Dhaqaalaha Marsadaasi Bilwalba Ka Soo Baxda”Daawo Warbixin Muuqaal Ah
September 25, 2018 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Shirkada Turkiga Ee Maamuusha Marsada Muqdisho Oo Daaha Ka Fayday Dhaqaalaha Marsadaasi Bilwalba Ka Soo Baxda Oo Imika Dhan Lacag 10MILYAN OO DOLAR BILWALBA kana soo qaaday labo milay iyo badh oo maamulkii dawladu ka heli jireen intaan shirkada Albarik lawareegin