Daawo Muuqalka”Cabikariim Qalbi Dhagax Oo Xukumada Somalilanad Iyo Shacabkaba Ugu Baaqay Ina Somaliya Ka Caawiyaan Sidii Loo Xasilin Lahaa
September 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Cabdikariin Qalbi Dhagax oo ah Sarkaal Sare oo ka tirsan Jabhada ONLF oo maalintii shalay aheyd si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa ayaa maanta booqdey labada aqal baarlamaan ee Somaliland isla markaaana kulmo la yeeshay shir gudoonada labadaas Aqal
Cabdikariim Qalbi dhagax ayaa waxaa uu Somaliland ugu baaqay in ay Somaliya ka caawiso isla markaana waxii Tamartooda ah ay Walaalahooda Somaliya wax la xaliyaan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/Om1BrUKO-A4