Daawo Muuqalka”Culimada Somaliland Oo Saaka Isku Shubtey Xarunta Golaha Wakiilada Iyo Ujeedkooda
September 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Culimada Somaliland oo uu hor kacaayo wasiirka wasaarada diinta iyo Awqaafta ayaa waxaa ay maanta kulan la yeeshen shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland waxaana ay ka wadahadleen xeerka Kufsiga oo dhawaan golahaasi ansixiyey isla markaana ay ku jiraan qodobo ka hor imanaya diinta Islaamka
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/D_EU8vobJYQ
Berberatoday.com