Daawo Muuqalka”Masuul Sare Oo Kasocda Dawlada deegaanka Somalida Itoobiya Oo Wajaale Soo Gaadhay Iyo Wasiir Xukumada Katirsan Oo Kulan La Qaatay
September 26, 2018 - Written by Berbera Today
Tog Wajaale(Berberatoday.com)-La taliyaha madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Bedel Xiis ayaa waxa uu maanta soo gaadhay magaalo ganacsiyeedka Tog Wajaale. Sidoo kale Wasiir ku-xigeenka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxmed Muuse Diiriye ayaa waxa uu kulan la qaatay la taliyaha Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/8kvGbf9nF2Y
Berberatoday.com