Nuxurka Kulan Adag Oo Dhex-maray Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Xisbiyadda Qaranka Iyo Waxa Kasoo Baxay
September 26, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wada-hadaladii hore looggu balansanaa ee u dhaxeeyey Xukuumadda iyo saddexda Xisbi Qaran isla mar ahaantaana ku saabsanaa arrimaha Doorashooyinka oo shalay ka qabsoomay aqalka Madaxtooyada Somaliland, ayaa laga ga wadahadlay arrimo xasaasi ah iyada oo qodobaddii laga ga dooday lagu soo daray Kala-dirista Goleyaasha Deegaanka iyo arrimo khuseeya Doorashooyinka Somaliland.
