Sucuudiga Oo Daah Furay Tareen Casri Ah Oo Ka U Kala Bixi Doona Magaalooyinka Maka Iyo Madiina+Daawo Sawiro
September 26, 2018 - Written by Berbera Today
Riyaad(Berberatoday.com)-Boqorka Sucuudiga ayaa maanta xariga ka jaray tareen dheereeyo oo casri ah oo ka howlgali doono labada magaalo ee bareykan ee Maka iyo Madiina.

Dhisitaanka khadka tareenka waxaa ku kacay 6.7 bilyan oo doolar.
Khadkan tareenka ayaa sacaaddiiba jari doonaa 300 kilomitar.