Daawo Muuqalka”Cabdikariin Sheekh Muuse (Qalbi-dhagax) Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Loogu Qabtay Hargeysa
September 28, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa magaalada Hargeysa munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah loogu sameeyay Cabdikariin Sheekh Muuse “Qalbi-dhagax” oo ka mid ah saraakiisha sar sare ee Jabhada ONLF oo maalmihii u danbeeyay ku sugnaa Somaliland.
Munaasibadan oo qabsoontay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka soo qayb galay Siyaasiyiin, Aqoonyahan, Madax-dhaqameed, Cuqaal, Waxgarad, Jaaliyada dawlad deeganka ee Somaliland iyo Marti sharaf kale.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka