berberatoday.com
Madaxweynihii Hore Ee Kililka Somalida Itoobiya Oo Cafis Weydiistay Ra,isul Wasaaraha Itoobiya Fariina Udirsaday
September 28, 2018 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Maxkamada magaalada Addis Ababa ayaa waxaa maanta markii saddexaad la keenay madaxweynihii deeganka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubnihii la xidhnaa waxaana mar kale ay xeer ilaalintu dalbadey 10 cisho oo kale in la siiyo waana laga qablay .

Cabdi Maxamuud Cumar oo la hadlaayey qareenadii Maxkamada ayaa waxaa uu sheegay in uu doonaayo in Raysal wasaaraha dalka Itoobiya in laga gaadhsiiyo cafis oo doonaayo in loo sameeyey maadama oo uu dalka u soo shaqeynaayey muddo ka badan 10 Sanno

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/GZv9-QxNmeo

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews