Garowe Iska Hor Imaad Dhexmary Ciidamada Amaanka Iyo Koox La Sheegay Inay ka Ganacsadaan Waxyaabaha Maanka Dooriya Oo Sababay Dhaawac Iyo Dhimasho
September 29, 2018 - Written by Berbera Today
Garowe(Berberatoday.com)-Taliyaha xasilinta gobolka Nugaal, Gen. Muxyadiin Axmed Muuse, ayaa faahfaahin ka bixiyay iska hor imaad dhex maray ciidamada amniga iyo kooxo hubaysan oo ka ganacsada waxyaabaha maanka dooriya.