berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Xildhibaanada Golaha Deegaanka Borama Xilkii Ka Qaaday Mayar Maydhane Bedelkiisiina Doortay
September 29, 2018 - Written by Berbera Today

Boorama(Berberatoday.com)-Maayarkii Magaalada Boorama ayaa saaka ay xildhibaanada golaha deegaanka Boorama ka qaadeen xilkii maayarnimo.

Fadhigan saaka xilka lagaga qaaday maayarka waxaa soo xaadiray labaatan  xildhibaan, waxaana maqnaa xildhibaan keliya. Waxaa sidoo kale fadhiyay  Wasiir Dawlaha Amniga Maxamed Muuse Diiriye iyo badhasaabka Gobolka Awdal.

Waxaana  jagada maayarnimada ku tartamay maayarkii hore ee Boorama Saleebaan Xasan Xadi iyo ku xigeenkiisii hore Maxamed Muxumed Faarax (Dheerayste), waxaana ku guulaystay maayarka cusub ee Boorama Saleebaan Xasan Xadi oo Hal  cod kaga badiyay Xildhibaan Dheerayste.

Xil ka qaadista maayarka ayaa timid kadib markii Hanti dhawraha qaranka Somaliland uu baadhitaan uu ku sameeyay xafiiska maayarka Boorama, taasi oo wararku sheegeen in lagu helay hantilunsi.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews