Gudoomiye Gole Dhexe Oo Shirweyne Lagu Doortay Xilka Maka Qaadi Karaa Gudoomiye Kuxigeen Labaad Oo Sife Ku Meelgaadh Loogu Dhiibay Xilka, Muxuuse Xeerka Xisbigu Ka Qabaa?
September 30, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warqad uu maanta soo saarey gudoomiye ku xigeenka xisbiga Kulmiye Md Axmed Cabdi Dheere ayaa waxaa uu ku sheegay in xilkii iyo xubin nimadii xisbiga uu kaga qaadey siyaasiJaamac Shabeel oo ahaa gudomiyihii golaha dhexe
