berberatoday.com
“Jaamac Shabeel Maaha Shaqsi Wanaagsan Oo Aan Jecelahay,Waxayse Somalidu Ku Tidhaa Ninka Hadii La Legdo Gobonimadu Maaha In Lagu Sii Joogsado, Cuqubadii Iyo Xumaantii Uu Galay Ayaa Haysta Jaamac Wax Uu Maanta Ku Hadlaana Uma Banaana”Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir”Daawo Muuqal
October 1, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir oo in muddo ah aan ka soo dhex muuqanin siyaasada iyo saxaafada Somaliland ayaa waxa uu ka hadley xil ka qaadistii Jaamac Shabeel Lagu sameeyay isagoo sheegay in arinta lagu sameeyey Jaamac shabeel ay tahay Kulmiye caadadii balse aaney ceebtii aheyn.

Sidoo kale SIyaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir ayaa waxaa uu ka hadley xaalada uu maanta uu dalku marayo isagoo oo talooyin dhaxal gal ah u soo jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan

Halkan Hoose Ka Daawo Jaamac Shabeel Oo Ku Dhawaaqaya In Xilkii Gudoomiye Kuxigeenka Labaad iyo Xubinimadii Xisbiga Kulmiye Laga Qaaday Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Sanadkii 2012kii Dhabarkana Waxyeelo Kasoo Gaadhay Askar Farasaartay Awgeed

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews