Madaxwaynaha Jsl Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabiley Tobankii Hablood Ee Ugu Sareeyay Imtixaankii Dugsiyada Dalka.
October 1, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qaabiley tobankii hablood ee ugu sareeyey imtixaanaadkii sanad Dugsiyeedka 2017-2018 ee Dalka odhan.
