“Madaxweynaha Waxaanu Isku Heynaa Diinta Islaamka Iyo Suuratul Nuur Uu Ku Gefay..”Jaamac Shabeel Oo Ka Hadley Xil Ka Qaadistiisa”Daawo Muuqal
October 1, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Jaamac shabeel ayaa waxaa uu goor dhaweyd si kulul uga Hadley xil ka qaadistii shalay lagu sameeyey oouu ku tilmaamay mid aanay waxba ka jirin
Sidoo Kale siyaasi Jaamac shabeel ayaa sheegay in aaney madaxweynaha isku heynin khilaaf xisbiga Kulmiye gudihiisa ah balse ay isku hayaan diinta Islaamka kadib markii uu madaxweynuhu saxeexay xeerka kufsiga
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/WyRpbgf5NbM?t=348
Berberatoday.com