Daawo Muuqalka’Wasiir Sacad Cali Shire Oo Ka Hadlay Ciidamo Ay Dowlada Qadar Ka Qoronayso Somaliland
October 3, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arrimaha dibada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu markii ugu horeysay uu ka hadley ciidamo ay dowlada Qadar ay ka qoranayso Somaliland.