berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xisbiyada Mucaaridka Somaliland oo Ku Dhawaaqey Inay Hakiyeen Wada Hadalkii Xukuumada U Socdey
October 3, 2018 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)- Xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa waxaa ay maanta sheegeen in ay hakiyeen wada hadal u socdey xukuumada kaas oo ku saabsan doorashooyinka soo socda iyo guddida doorashooyinka.

Xisbiga WaddaIn waxaa uu sheegay in uu wada hadalka la tagay qorshe ah in la kala diro koomiishanka doorashooyinka Somaliland kaas oo laga diiday.

Sidoo kale xisbiga UCID ayaa waxaa uu sheegay in uu wada hadalkaas la tagay qorshe ah in laba xubnood loogu daro laba xisbi koomiinshanka doorashooyinka isla markaana iyagana lagu diiday.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka warbixintan

 

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews