Daawo Muuqalka”Biriij-ka Weyn Ee Hargeysa Oo Qarka U Saaran Inuu Dumo
October 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Biriij-ka ugu weyn magaalada Hargeysa ee isku xidha xaafadaha Konfurta iyo Waqooyiga magaalada ayaa waxaa uu qarka u saran yahay in uu dumo , sida ay sheegen dadka biriij-ka u dhaw kadib markii mid ka mid ah tiirarka uu ku taagan yahay ay qaloocsan tahay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/XVK4nNRw31g
Berberatoday.com