“Musuq Maasuq La,aan Wax Walba Laguma Wadi Karo …” Boqor Buurmadow”Daawo Muuqal
October 4, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Boqor Buurmadow oo ka mid ah madax dhaqameedka Somaliland ayaa waxaa uu masuulyiintan xukuumadan madaxweyne Muuse Biixi ku sifeeyey qaar aan Musuq maasuq aqoon , balse waxaa uu hadana Hoosta ka xariiqay in wax walba aan lagu wadi Karin Musuq Maasuq la,aan
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/4hdXVADxA-c
Berberatoday.com