Daawo Muuqalka”Waraysi Xaasaasiya Oo Lala Yeeshay Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somalilad
October 5, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” oo lala yeeshay warasyi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin diwaan gelintii guriga Madaxweyne Muuse Biixi, Diwaan gelinta hantida ma-guurtada ah ee dowlada, iibka qayb ka mid ah Dugsiga Maxamuud Axmed Cali iyo arrimo kale oo xaasaasiya
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Wareysiga
https://youtu.be/ge9evK1hpTo
Berberatoday.com