Daawo Muuqalka”Aas Qaran oo Hargeysa Loogu Sameeyay Maxamed Miyir Oo Ka Mid Ahaa Bahda Fanka Somaliland
October 7, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com0-Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa Aas qaran loogu sameeyay Maxamed Miyir oo ka mid ah tiirarka uu ku taagan yahay Fanka Soomaalidu, waxaana ka soo qayb galay Aska Marxuumka Abwaano, Fanaaniin, Culumaa Udiin, iyo Qaybaha kala duwan ee bulshada.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka