berberatoday.com
Xarrakada Al-Shabaab Oo Farriimo Digniin Ah U Dirtay Dalladaha Waxbarashada Soomaaliya
October 7, 2018 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Al-Shabaab ayaa markii ugu horeysay waxaa ay digniin u direen dallaadaha waxbarashada dalka oo ay uga digeen wadashaqayn toos ah oo ay la yeeshaan dawladda federaalka.

Cali Maxamuud Raagge (Cali Dheere) oo ah afhayeenka xarrakada ayaa uga digay goobaha waxbarashada inay iska ilaaliyaan inay xidhiidh la sameeyaan dowladda Federaalka.

Waxaa uu sheegay in dalladaha doonayaan hirgalinta Manhajka cusub ee dhawaan dowladdu soo bandhigtay oo ah ayuu yidhi mid ka hor imanaya sida uu hadalka u dhiggay shareecada islaamka.

 

Cali Dheere ayaa sheegay in Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Waxbarashada ee UNESCO ay faafinayso manhaj Waxbarasho oo khaldan, kaasoo ka ka hor imaanaya Diinta Islaamka, isagoo caddeeyay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan.

Warka ay soo saareen Al-shabaab ayaa ku soo beegmaya xili dhawaan dowladda la wareegto Iskuul, isla markaana la soo bandhigay Manhaj Waxbarasho oo ka bilaabanaya dugsiyada Hoose illaa dhexe.

 

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews