Daawo Muuqalka”Gudoomiyihii Gobolka Awdal Ee Xisbiga Waddani Oo Iscasilay Iyo Sababtoo Uu Sheegay
October 8, 2018 - Written by Berbera Today
Boorama(Berberatoday.com)-Waxa Maanta Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI iska casilay Guddoomiyihii Xisbigaa ee Gobolka Awdal Cabdikariin Muuse Maal.
Cabdikariin Muuse Maal oo Maanta Shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Boorama ayaa sheegay inuu Iska casilay Guddoomiyenimadii Xisbiga WADDANI ee Gobolka Awdal iyo Xubinnimadii Xisbigaasi.
Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose ka Daawo