Gaadhiga Madaxweyne Trump Waxaa Ku Rakiban Tallaagad Ay Ku Jiraan Saamballo Dhiigga Ka Mid Ah Dhiggiisa
October 8, 2018 - Written by Berbera Today

Washington(Berberatoday.com)-Talefishanka NBC ee dalka Maraykanka ayaa fashiliyey in gaadhigii gaarka ahaa ee madaxweyne Trump uu ku tegey xarunta Qaramada Midoobey, markii uu ka qaybgalayey kulanka guud, ay ku dhex rakibnayd qaboojiso ay ku jiraan saamballo ka mid ah nooca dhiigga madaxweyne Trump.