“Haday Doorashadu Dhici Waydo Muuse Biixi Kursiga Fadhiyi Maayo, Shir Beeleedkii Ayaa Dib Loogu Noqo Nayaa”.Faysal Cali Waraabe”Daawo Muuqal
October 8, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa fariin hanjabaad ah u diray Madaxweyne Muuse isagoo wacad ku maray hadii ay doorashadu dhici waydo aanu Muuse Biixi kursiga fadhiyi doonin oo dib loogu noqo nayo shir beeleedyadii.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka