Daawo Muuqalka”Xukumada Somaliland Oo Ka Hadashey Dagaalkii Xalay Ee Tuko-Raq Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
October 9, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiir ku xigeenka warfaafinta Somaliland Md Maxamed Muuse Abees ayaa waxaa uu ka Hadley dagaal xalay fiidkii Jiida hore ee Deeganka Tuko-raq ku dhex maray ciidamada Somaliland iyo kuwa Maamulka Puntland
Wasiir ku xigeenku waxaa uu sheegay in dagalkaasi ay soo qaaden maamulka Puntland balse ciidanka Somaliland ay jawaabtooda siyeen , isla markaana dib u noqdeen ciidankii weerarka soo qaadey , waxaana uu wasiir ku xigeenku Somaliland uu khasaaraha ka soo gaadhey uu yahay hal askari oo dhawaac dhintey