Dagaal Culus Oo Xalay Tukaraq Ku Dhex maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Kuwa Maamul Goboleedka Puthland+Khasaaraha. T
October 9, 2018 - Written by Berbera Today
Tuka Raq(Berberatoday.com)-Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku sugan jiida hore Deegaanka Tukaraq Ee Gobolka Sool ayaa xalay fiidkii waxaa weerar kusoo qaaday ciidanka maamul goboleedka Somaliya ee puthland kuwaasi oo uu dagaal culus oo socday saacado iskaga horyimid.

Wararka aanu ka helay Deegaanka tukaraqa ayaa noo xaqiijiyay In dagaalkani sababay khasaare dhimaso iyo dhaawacba leh.