Daawo Muuqalka”Dawlada Itoobiya Oo Aan Ka Qeyb Qaadan Saxeexii Maanta Madaxtooyada Ka Dhacay Ee Heshiiska Balaadhinta Dekada Berbera
October 11, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxtooyada Somaliland waxaa maanta lagu qabtey xaflad loo sameeyey saxeexa balaadhin ay shirkada Dp World ku sameynayso dekada magaalada Berbera oo march 2017 lagu wareejiyay.

Saxeexan oo maanta ka dhacay Madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu ahaa mid saddex geesood ah oo dhex maray Somaliland , Shirkada Dp World Iyo Shirkada Ku Guuleysatey Qandaraaska Dhismahan