Daawo Muuqalka”Madaxweyne Muuse Biixi Oo Baaq U Soo Jeediyey Madaxda Somaliya Ka Talisa Iyo Nooca Uu Yahay Baaqu
October 11, 2018 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta khudbad dhinacyo badan taabaneysa uu ka jeediyey munaasibad lagu qabtey xarunta madaxtooyada Somaliland taas oo lagu kala saxeexanayaayey balaadhin ay dekada Berbera ku sameynayso shirkada Dp World .
Madaxweynaha Somaliland ayaa madaxda Somaliya ka talisay ugu baaqay in ay noqdaan laba dal oo walaalo ah isla markaana hadalada ka dhanka ah ee Somaliland ka leeyihiin waxba u tareen wax aan aheyn cadaawad cusub
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan